Sabti 14-Sep-2024 {HMC} Dad badan ayaa ku dhintay labo qarax oo nooca miinada dhulka la geliyo ah oo galabta casar gabaadkii ka dhacay degmada Kaxda ee magaalada Muqdisho.
Qaraxyadaan ayaa ka dhacay wado dalcad ah oo dhalinyaradu ay isku sawiraan xiliyada galabtii ah.
Labada qarax oo ay muddo dhexeysay muddo daqiiqado ah ayaa loo adeegsaday miinooyin lagu aasay wadada dhinaceeda
Goob joogayaal ayaa sheegaya in meydad laamiga daadsan iyo dhaawacyo lagu qaadayo gaadiidka ambalaasta iyo mooto Bajaajyo



