spot_imgspot_imgspot_img
Home SOMALIA NEWS {DAAWO MUQAALKA} Gaadiid iyo Maxaabiis lagu kala qabsaday Dagaaladii Galabta dhacay Ceeyrigaabo.

{DAAWO MUQAALKA} Gaadiid iyo Maxaabiis lagu kala qabsaday Dagaaladii Galabta dhacay Ceeyrigaabo.

0
220

Talaado 17 Dec 2024 {HMC} Dagaal aad u xoogan ayaa galabta ka qarxay deegaano ka tirsan koonfurta gobolka Sanaag, kaasoo u dhexeeya ciidamada Somaliland iyo kuwa SSC-Khaatumo.

Labada dhinac ayaa soo bandhigay maxaabiis ay kala qabsadeen, hase yeeshee khasaaraha dhabta ah ee ka dhashay dagaalka galabta weli lama oga.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here