Isniin 26, August 2024 {HMC} Gudoomiye Ku xigeenka Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Abshiroow ayaa Maanta digniin adag u diray Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya kadib markii ay so xaadiri waayeen kulankii maanta.
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTAÂ



