Sabti 14-Sep-2024 {HMC} Dowladda Itoobiya ayaa siweyn uga xumaatay Talaabo ay Qaaday Dowladda Federaalka Soomaaliya taas oo ah in Ciidamada Itoobiya laga saaro Soomaaliya lagana reebo howlgalka Gudaha Soomaaliya.
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA