spot_imgspot_imgspot_img
Home VIDEO {DAAWO MUQAALKA} Jubbaland oo Afgambi ka bad baaday iyo Axmed Madoobe oo...

{DAAWO MUQAALKA} Jubbaland oo Afgambi ka bad baaday iyo Axmed Madoobe oo Bilaabay.

0
148

Khamiis 05, Dec 2024 {HMC} Taliska Ciidanka Booliska Jubaland ayaa fashiliyay afgambi la doonayay in lagu dumiyo Dowladda Jubaland oo laga soo abaabulay Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha XFS oo uu hogaaminayay Gudoomiyahii hore ee deegaanka Raaskambooni oo hada ku sugan Magaalada Muqdisho.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here