Isniin-December-11-2023-{HMC} Guddiga Gurmadka Maamulka Koofur galbeed Soomaaliya ayaa maanta kormeerey Wadooyinka ay saameysey Fatahaadihii ka dhashay roobabkii xoganaa ee dhawaan ka da ay Magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay.
Home SOMALIA NEWS {DAAWO MUQAALKA} Kormeerey Lagu sameeyay Wadooyinka ay Bur buriyeen Roobabkii dhawaan ka...






