spot_imgspot_imgspot_img
Home SOMALIA NEWS {DAAWO MUQAALKA} Lix Sano ka dib qaraxii Soobe sidee waaye xaalka Magaalada...

{DAAWO MUQAALKA} Lix Sano ka dib qaraxii Soobe sidee waaye xaalka Magaalada Muqdisho?

0
291

Sabti, October -14- 2023-{HMC} Soomaaliya – Qarax ismiidaamin ah oo loo adeegsaday gaari  laga soo buuxiyay walxaha qarxa ayaa gilgilay isgoyska Soobe ee magaalada Muqdisho, kaasoo sababay dhimasho iyo dhaawac fara badan.

Maalintaas waxay saameyn ku yeelatay dhamaan shacaba ku nool caasimadda, iyadoo qoysas badan ay waayeen eheladooda, boqollaal carruur ahna ay agoon noqday.

Sannad kasta Soomaalidu way xustaa maalintan oo muujinaysay wajiyadii ugu foosha xumaa.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here