Jimco-December-22-2023-{HMC} Mid ka mid ah shaqaalihii la socday markab ganacsi oo ay afduubteen burcad badeed Soomaali ah, oo dhaawac ah ayaa lagu guuleystay in ciidamada badda Hindiya ay ka daad gureeyaan markabka MV Ruen.
Home SOMALIA NEWS {DAAWO MUQAALKA} Maxey tahay Sababta ay u siidaayeen Burcad badeedda Soomaalida ...



