{DAAWO MUQAALKA} Natiijadii rasmiga ahayd ee codadka gobolka Awdal.

0
104

Axad 17,Nov 2024 {HMC}  Komishaneer Xuseen Cabdi Cali (Badhaani) oo goor dhaweyd soo gaaray xarunta guud ee KDQ ee magaalada Hargeysa ayaa sheegay in ay soo gebo-geboowday tirinta codadka iyo natiijada doorashada ee gobolka Awdal.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here