Khamiis 05, Sep 2024 {HMC} Odayaasha iyo waxgarad shir ku qabtay Magaalada Boorama ayaa si adag uga hadlay Xariga Xildhibaan Maxamed Abiib oo dhawaan lagu xiray Magaalada Hargeysa ee Soomaaliland.
Owdayaasha oo aad u careysnaa ayaa yiri “SNM Kuwa Ay laysay Ayaan Ahayn Kana mid Ma Nihin Walhi Hadii Xildhiban Maxamed Abiib La Sii Dayn..





