spot_imgspot_imgspot_img
Home VIDEO {DAAWO MUQAALKA} Puntland oo sameysay Dhoolatuska Ciidamada.

{DAAWO MUQAALKA} Puntland oo sameysay Dhoolatuska Ciidamada.

0
142

Khamiis 26, Dec 2024 {HMC} Puntland ayaa diyaar garow xooggan ugu jirta howlgal militari oo ay ku doonayso inay buuraleyda Calmiskaad ee gobolka Bari uga sifayso kooxda Daacish, oo si xooggan isugu fidisay degaanadaas.

Kumanaan askari oo katirsan ciidamada Puntland, kuwaas oo ku hubaysan gaadiid dagaal iyo hub, ayaa lagu soo waramayaa inay haatan ku sugan yihiin degaannada bariga fog ee gobolka Bari.

HOOS KADAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here