Jimco-22- March-2024 {HMC} Ra’iisul wasaaraha Dalka Itoobiya Abiy Axmed ayaa ugu baaqay muwaadiniinta dalkiisa inay bartaan luqadda Carabiga, taas oo uu sheegay inuu dalban doono in lagu dhigo dugsiyada dowladda Itoobiya, isagoo dhanka kalena rajo ka muujiyay in Itoobiya ay ku biirto ururka Jaamacadda Carabta “maxaa yeelay way ka faa’iidi doontaa” ayuu yiri .
Home SOMALIA NEWS {DAAWO MUQAALKA} Ra iisulwasaare Abiy Axmed oo Afur u sameeyay Muslimiinta Dalkiisa...



