spot_imgspot_imgspot_img
Home VIDEO {DAAWO MUQAALKA} Sheek Maxamuud Cabdulle cariif oo si kulul uga hadlay...

{DAAWO MUQAALKA} Sheek Maxamuud Cabdulle cariif oo si kulul uga hadlay dagaal beeleedka Shabellaha dhexe

0
189

Sabti , October -21- 2023-{HMC} Sheekh Maxamuud Aw-Cabdulle Cariif ayaa soo saaray baaq culus ku socda beelo walaalo ah oo ku dagaalamaya qeybo ka mid ah gobolka Shabeellada Dhexe.

Sheekh Maxamuud ayaa musiibo ku tilmaamay dagaalka u dhaxeeya dadkaan walaalaha ah, isagoo xusuusiyey carada Alle oo ay kala kulmi karaan daadinta dhiiggooda.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here