spot_imgspot_imgspot_img
Home VIDEO {DAAWO MUQAALKA} SSC Khaatuma Ciidamo Cusub oo Tababar loo soo xiray.

{DAAWO MUQAALKA} SSC Khaatuma Ciidamo Cusub oo Tababar loo soo xiray.

0
95

Axad 1 Dec 2024 {HMC} Maamulka SSC Khaatuma ayaa tababar u soo xiray ciidamo cusub oo ka howlgalaya magaalada Laascaanood ee gobolka Sool. Ciidamadan ayaa qeyb ka noqon doona sugidda ammaanka degmada iyo guud ahaan gobolka. Tallaabadani waxay qeyb ka tahay dadaallada maamulka ee lagu xoojinayo nabadda iyo kala dambeynta deegaanka.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here