{DAAWO MUQAALKA} Suldaan Garaase “madaxda Puntland kama yeeleyno in ay ka aamusaan Duulaanka Israaiil”

0
48

Isniin 29, Dec 2025 {HMC} Suldaan Siciid Maxamed Garaase oo kamid aasaasayaashii Puntland ayaa si adag uga soo horjeestay duulaanka Israai1l ee ka dhanka ah qaranimada Soomaaliya.

Isinka ayaa sheegay in madaxda Puntland ay ku joogaan karaamada isimada hadii aanay Somaaliya midnimadeeda ka shaqayn ay dad ka fiican ay keeni doonaan.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here