spot_imgspot_imgspot_img
Home SOMALIA NEWS {DAAWO MUQAALKA} Waxaa La soo wada qabtay Ragii Dilay Hooyo Uur leh...

{DAAWO MUQAALKA} Waxaa La soo wada qabtay Ragii Dilay Hooyo Uur leh iyo Caruurteeda.

0
32

Jimco  10, Oct 2025 {HMC} Ciidamada Ammaanka ee ka howlgala Galmudug ayaa soo qabtay laba ka mid ah saddex eedeysane oo dhawaan aagga deegaanka Qaayib dil ugu geystay haweeney iyo carruur ay dhashay, kadib howlgal qaatay ku dhawaad 24 saacadood.

Ciidamada ayaa weli ku raad-jooga eedeysane kale oo la aamisan yahay inuu ku lug lahaa dilka dadkaas, sida ay Warbaahinta Qaranka u xaqiijiyeen saraakiisha hoggaamineysa howlgalka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here