spot_imgspot_imgspot_img
Home ARIMAHA BULSHADA {DAAWO MUQAALKA} Xabsiga Dhaxe ee Baladweyne waxaa ku xiran Maxaabiis isku jirta...

{DAAWO MUQAALKA} Xabsiga Dhaxe ee Baladweyne waxaa ku xiran Maxaabiis isku jirta AS iyo Gacan ku dhiigle Mana laha Cunto biyo Koronto iyo Musqul.

0
93

Isniin 18, Nov 2024 {HMC} Xabsiga Dhaxe ee Baladweyne waxaa ku xiran Maxaabiis isku jirta AS iyo Gacan ku dhiigle hadane Mahaaystaan Cunto biyo Koronto mana lahan wax Musqul ah sida uu Warbaahinta u sheegay Taliyaha Xabsiga.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here