Axad 17,Nov 2024 {HMC} Ugu yaraan 11 qof ayaa la xaqiijiyay inay ku geeriyoodeen, halka tiro intaa ka badanna ay ku dhaawacmeen dagaal maanta ka dhacay deegaanka Labi Caano, oo bariga uga beegan magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug.