{DAAWO MUQAALKA} Xildhibaano Katirsan BFS oo Taageeray Xad gudubyada Itoobiya ay Ku haayso Soomaaliya.

0
106

Saturday August 31, 2024 {HMC} Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta so saaray Warsaxaafadeed ay ku difaacayaan Itoobiya iyo wixii shalay ka dhacay Gobolka Bakool isla markaasna ay ku eedeynayaan Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here