{DAAWO MUUQAALKA} Dowladda Soomaaliya oo ka jawaabtey baaq ay soo jeediyeen qeybaha kala duwan Bulshada

0
73

Talado jan-9 2024-{HMC}  Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta Mudane Axmed Macalin Fiqi oo shir jaraa’iid ku qabtey xafiiskiisa ayaa sheegay in dowladda ay ayideyso baaqaasi, isla markaana ay shacabka ku taageeri doonto in si habsami leh u qabsadaan banaanbaxyada ay iclaamiyeen.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here