{DAAWO MUUQAALKA} Isku tashi busho oo looga hirgaliyay goob Caafimad mid ka mid ah deeganada Hiiraan ee laga saaray AS

0
53

Jimco -26-Apr-2024 {HMC} Deegaanka Dubugal oo hostaga dagmada Moqokori ee Gobolka Hiiraan oo dhawaana laga saaray kooxda Al shabaab ayaa dadka deegaanku waxay dhisteen xarun Caafimaad.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here