spot_imgspot_imgspot_img
Home VIDEO {DAAWO MUUQAALKA} Mareykanka oo si degdeg ah Israa’iil uga iibinaya rasaasta taangiga

{DAAWO MUUQAALKA} Mareykanka oo si degdeg ah Israa’iil uga iibinaya rasaasta taangiga

0
68

Isniin-December-11-2023-{HMC}  Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee Maraykanka ayaa ansixisay in si degdeg ah dalka Israa’iil looga iibiyo 14,000 oo xabo oo rasaasta taangiga ah oo ku kacaysa ilaa $106.5 milyan oo doollar, sida uu sheegey maamulka madaxweyne Joe Biden Sabtidii.

HOOS KA DAAWO MUUQAALAKA WARBIXINTA

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here