spot_imgspot_imgspot_img
Home VIDEO {DAAWO MUUQAALKA} Ra iisulwasaare Xamse Culimada ka Cabsaneyso AS ha wareejiyaan Masaajidada

{DAAWO MUUQAALKA} Ra iisulwasaare Xamse Culimada ka Cabsaneyso AS ha wareejiyaan Masaajidada

0
105

Isniin , October -30- 2023-{HMC} Ra’iisul Wasaaraha XFS Xamza Cabdi Barre ayaa caawa si qota dheer kaga hadlay qaraxyadii ay isgoyska Soobe ee magaalada Muqdisho ka geysteen Khawaarijta AS

R/Wasaare Xamza oo hadalkaan ka jeediyey xaflad caawa lagu xusay hal sano huuradii ka soo wareegtay markii uu dhacay qaraxii Soobe 2 ayaa ugu horeyn aad u amaanay guddigii uu xiligaas u xil saaray maareynta musiibadii dhacday.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here