spot_imgspot_imgspot_img
Home VIDEO DAAWO MUUQAALKA} Waa kuma Sheekha aadka looga yaqaano dunida iyo hal...

DAAWO MUUQAALKA} Waa kuma Sheekha aadka looga yaqaano dunida iyo hal arrin uu ku amaanay gabdhaha Soomaaliyeed.

0
58

Talado-December-19-2023-{HMC} sheekha caanka ah ee Muft Menk ayaa maalmahan qabsaday baraha bulshada Soomaalida, kaddib markii muuqaal uu soo duubay uuna kaga hadlayay arrimo dhowr ah, uu ku ammaanay haweenka Soomaalida.

Sheekhan oo khudbad Jimcihii lasoo dhaafay ka jeedinayay masjid ku yaalla dalka Koofur Afrika, ayaa ammaanay sida ay u asturan yihiin gabdhaha iyo haweenka Soomaalida.

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA WARBIXINTA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here