spot_imgspot_imgspot_img
Home VIDEO {DAAWO MUUQAALKA} Wararkii Ugu Dambeyay Ganacsato Lagu dilay Dhuusamareeb iyo Xiisad halkaasi...

{DAAWO MUUQAALKA} Wararkii Ugu Dambeyay Ganacsato Lagu dilay Dhuusamareeb iyo Xiisad halkaasi ka taagan.

0
260

Talado , October -31- 2023-{HMC} Dabley hubeysan ayaa caawa magaalada Dhuusamareeb ku dilay labo nin oo ka mid ah ganacsatada magaaladaas.

Shiikh Xasan Diirshe cadde iyo Saciid Tahliil Maxamed ayaa la sheegay in lagu dilay bartamaha magaalada Dhuusamareeb ka dib markii ay rasaas ku fureen rag hubeysan oo baxsaday.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here