spot_imgspot_imgspot_img
Home SOMALIA NEWS {DAAWO SAWIRADA} Booliska Jubbaland oo Soo Bandhiggay Haweeneey Ninkeeda Ku Dishay Sunta...

{DAAWO SAWIRADA} Booliska Jubbaland oo Soo Bandhiggay Haweeneey Ninkeeda Ku Dishay Sunta Libaaxa

0
94

Arbaco 15, Jan 2025 {HMC}  Taliska Ciidamada Qaybta Booliska Gobolka Jubbada Hoose ayaa Soo qabtay Sahra Xuseen Maxamed oo Saygeedii Cabdullahi Cabdiraxman Abuukar Xalay ku dishay Magaalada kismaayo Xaafadda Farjano Waaxda Dalxiiska.

Sahra ayaa Saygeedda Sunta libaaxa ugu dartay Cabitaan ay u Soo iibisay taas oo sababtay in uu ugeeriyoodo
Dhame Shukri Faarax Ducaale ayaa warbaahinta u faahfaahiyay dhacdada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here