{DAAWO SAWIRADA} Ciidanka dowladda iyo kuwa Deegaanka oo goordhow la wareegay Magaalada Caad.

0
237

Arbaco jan-3 2024-{HMC} Ciidamada difaaca Shacabka (Macawisley) ayaa gudaha u galay Magaalada Istaraatiijiga ah ee Caad oo dhacda Koofurta gobolka Mudug kana mid ah goobihii ugu dambeeyey ee Al shabaab ka joogtay Koofurta Mudug.

Howlgalka waxaa horkacayay Guddoomiye ku xigeenada Xarardheere iyo Ceelhuur iyo masuuliyiin kale waxaana gebi ahaanba Caad iyo nawaaxigeeda iskaga cararay Maleyshiyaadkii Al shabaab ee muddaba ku dhibaateynayay Shacabka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here