{DAAWO SAWIRADA} Iran oo burburisay Markab weyn oo mareykanka lee yahay.

0
9

Madaxweynaha mareykanka Trump ayaa ka fakaraya inuu dacwad kusoo oogo warbaahinta waaweyn ee mareykanka ee New York Times iyo qaar kale oo tabiyay in Iran dhibaata weyn ugeysatay maraakiibta Mareykanka.

Trump ayaa diidan tabinta qasaaraha mareykanka iyo guulaha ay dagaalka ka gaadhay Iran taas darteedna warbaahinta ayuu culeys kusaarayaa inanay tabinin qasaaraha mareykanka gaadhay isaga oo sheegaya in warbaahinta ka been abuurtay qasaaraha gaadhay maraakiibta Mareykanka ee kusugan bariga dhexe.

Iran ayaa sii laba jibaartay beegsiga maraakiibta Mareykanka iyo YHD iyo waliba kuwa amarkeeda diida ee iskudaya inay ka gudbaan marinka hormuz.
Boqolaal maraakab ayaa kuxaniban marinka Hormuz xiligaan kuwaas oo ay waxba uqaban waayeen mareykanka iyo YHD.

Mid kamida maraakiibta ugu muhiimsan Mareykanka ayaa sida ad ka arki kartan sawirrada holcaya kadib markii gantaal ay ku dhufatay Iran goordhow.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here