spot_imgspot_imgspot_img
Home SOMALIA NEWS {DAAWO SAWIRADA} Madaxweynaha Hirshabeelle oo xarig ka jaray Bangiga Dhexe Soomaaliya Qeybtiisa...

{DAAWO SAWIRADA} Madaxweynaha Hirshabeelle oo xarig ka jaray Bangiga Dhexe Soomaaliya Qeybtiisa Magaalada Jowhar.

0
153

Khamiis , October -19- 2023-{HMC} Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa xarig jaray Laanta cusub ee Bangiga Dhexe ee Soomaaliya ay ku yeelan doonto Magaalada Jowhar Caasimada Dowladda Hirshabeelle.

Madaxweynaha oo ka hadlay munaasabad ka dhacday Laanta Bankiga Dhexe ayaa sheegay in bulshada Hirshabeelle ay soo dhoweeynayaan ayna ku faraxsan yihiin in adeega bankiga dhexe ee Soomaaliya uu soo gaaro Gobolada Dalka, ka Hirshabeelle ahaana uu faaiido wayn ugu fadhiyo.

Madaxweynaha ayaa tilmaamay in bulshada Magaalada Jowhar ay ku caan yihiin amaanada iyo ilaalinta hantida Dowladda, isagoo xusay in hay’ad walba oo Dowladeed ee u baahata dhulkeeda lagu wareejin doono.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here