{DAAWO SAWIRADA} Madaxweynaha Soomaaliya oo gaaray magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug.

0
184

Axad jan-14 2024-{HMC} Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo dardargalinaya howgallada dalka looga sifeynayo Al shabaab ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here