spot_imgspot_imgspot_img
Home SOMALIA NEWS {DAAWO SAWIRADA} Maxaabiista Falastiin ee laga Daayay xabsiyada Israaiil oo gaaray Marinka...

{DAAWO SAWIRADA} Maxaabiista Falastiin ee laga Daayay xabsiyada Israaiil oo gaaray Marinka Qasa.

0
29

Isniin, Oct 13, 2025 {HMC} Marinka Qasa, waxaa waxyar ka hor gaaray maxaabiista Falastiiniyiinta laga soo furtay xabsiyada Israaiil iyadoo ay soo dhaweeyeen kumannaan qof, waxaana loo diyaariyay munaaabad gaar ah oo dadweynaha ay kula dabaal-deggayaan inay dib xorriyadooda u heleen, taa oo ku timid iska caabin iyo adkeysiga dadka Qasa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here