spot_imgspot_imgspot_img
Home SOMALIA NEWS {DAAWO SAWIRADA} Nasri Warsame Oo Looga Adkaaday Kursiga Golaha Deegaanka Xaafada 10-Aad...

{DAAWO SAWIRADA} Nasri Warsame Oo Looga Adkaaday Kursiga Golaha Deegaanka Xaafada 10-Aad Ee Minneapolis

0
172

Arbacoo Nofembar 08, 2023 {HMC}  Wararka ka imanaya wadanka Mareykanka ayaa Sheegayo in Nasri Warsame looga adkaaday Kursiga xaafada 10-aad ee golaha deegaanka Minneapolis waxaana kaga guuleystay gabadha lagu magacaabo Aisha Chughtail.

Sida wararka la helayo ay tilmaamayaan, waxaa ka adkaatay Nasri warsame oo kursigan ku guuleysatay gabadha asalkeedu yahay Hindi ee lagu magacaabo Aisha Chughtail.

Wiilkan Dhalinyarada ee Soomaaliga ah ee lagu magacaabo Nasri warsame ayaa olole xoogan waday waayadan, isagoo Soomaalida iyo ajaanibta kaleba ka dalbanayay iney codka siiyaan si uu ugu guuleysto kursiga uu mudada dheer u ololeynaayay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here