spot_imgspot_imgspot_img
Home SOMALIA NEWS {DAAWO SAWIRADA} RW Xamse oo siweyn Loogu soo dhaweeyay Magaalada Laascaanood.

{DAAWO SAWIRADA} RW Xamse oo siweyn Loogu soo dhaweeyay Magaalada Laascaanood.

0
22

Jimco 16 jun 2026 {HMC} Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa soo gaaray magaalada Laascanood ee xarunta Dowlad-goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya, waxaanna garoonka diyaaradaha kusoo dhaweeyay masuuliyiin ka tirsan dowladda Federaalka iyo Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Waqooyi Bari Mudane Cabdulqaadir Axmed Aw-Cali (Firdhiye), iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here