spot_imgspot_imgspot_img
Home SOMALIA NEWS {DAAWO SAWIRADA} Shil Diyaaradeed oo ay Galeen Saraakiil kenyaan ah.

{DAAWO SAWIRADA} Shil Diyaaradeed oo ay Galeen Saraakiil kenyaan ah.

0
57

Diyaarad miltari oo ah nooca qumaatiga u kaca oo ku burburtay dalka Kenya
War soo baxay goordhaw ayaa sheegaya in diyaarad milatari oo nooca qumaatiga u kaca ah ay burburtay wax yar uun kaddib markii ay kacday.

 

Telefishanka Citizen ayaa soo weriyay in Madaxa Milatariga Kenya JanaraalFrancis Ogollauu saarnaa diyaaradda dhacday – BBC-du taasi ma xaqiijin.

 

Afhayeenka Dawladda KenyaIsaac Mwauraayaa uga baaqay dadka Kenyanka ah in ay is dajiyaan isla markaana ay ka fogaadaan warrarka kutiri kunteenka ah.

 

Wuxuu sheegay in war rasmi ah dawladdu ka soo saari doonto shilka diyaaraddeed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here