spot_imgspot_imgspot_img
Home SOMALIA NEWS {DAAWO SAWIRADA} Sida Loogu soo dhaweeyay Madaxweynaha Soomaaliya Laascaaanood.

{DAAWO SAWIRADA} Sida Loogu soo dhaweeyay Madaxweynaha Soomaaliya Laascaaanood.

0
23

Jimco 16 jun 2026 {HMC} Madaxweyne Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr. Xasan Sh. Maxamuud ayaa safar taariikhi ah ku soo gaadhay magaalada Laascaaanood ee caasimadda Dawladda Waqooyi Bari Soomaaliya.

Madaxweynaha waxaa garoonka ku soo dhaweeyey Ra’iisal Wasaaraha Dalka, madaxda sare ee dawladda Waqooyi Bari oo ugu horeeeyo Madaxweyne H.E Abdikadir Ahmed Aw Ali iyo ku xigeenkiisa Mud. Cabdirashiid Yuusuf Jibriil, golayaasha Dawladda labada heer iyo qaybaha kala duwan ee bulshada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here