spot_imgspot_imgspot_img
Home SOMALIA NEWS {DAAWO SAWIRADA} Soo dhaweeyntii Hogaamiye Firdhiye ee Buuhoodle

{DAAWO SAWIRADA} Soo dhaweeyntii Hogaamiye Firdhiye ee Buuhoodle

0
104

Talado-December-12-2023-{HMC} Wafdiga balaaran ee uu hoggaaminayo Hogaamiyaha Maamulka SSC-Khaatumo mudane C/Qaadir Axmed Awcali (Firdhiye) oo ay ku weheliyaan Hoggaamiye ku xigeenka Mudane Dr Maxamed Cabdi Ismaaciil Shiine , Gudoomiyaha Baarlamaanka , Mudane Jaamac Yaasiin Warsame ayaa si wayn loogu soo dhaweeyey Buuhoodle .

Wafdiga ayaa sidoo kale Waxaa qayb ka ah , Labada gole ee Maamulka , Gudoomiyaha Ururka Haweenka SSC-Khaatumo Sahra Kiin Xabdi Xirsi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here