{DAAWO SAWIRADA} Taliyaha Ciidanka Dhulka oo uu wehliyo Sargaal Turki ah oo Gaaray Furumaha Hore ee Dagaalka.

0
85

Talaado 26, Aug 2025 {HMC} Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka, Sareeye Guuto Sahal Cabdullahi Cumar, iyo Ganeraal Sebahattin Kalkan, Taliyaha Ciidanka Turkisom, ayaa gaarey deegaano ka tirsan Gobolka Shabellaha Hoose.

Taliyaha iyo wafdigiisa ayaa kulan gaar ah la qaatay saraakiisha ciidamada ee ku sugan deegaanka Number 50 ee gobolka Shabellaha Hoose.

Intaa ka dib, Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka iyo Ganeraal Sebahattin waxay booqdeen halka laga dhisayo isbitaalka deegaanka Number 50, iyaga oo bogaadiyay mashruuca dhismaha iyo faa’iidada uu u leeyahay bulshada deegaanka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here