spot_imgspot_imgspot_img
Home SOMALIA NEWS {DAAWO SAWIRADA} Wasiiro dhiirigelin iyo garaab istaag ugu tagay Ciidamada Puntland ee...

{DAAWO SAWIRADA} Wasiiro dhiirigelin iyo garaab istaag ugu tagay Ciidamada Puntland ee Dagaalka Kula Jira Daacish.

0
121

Jimco 17, Jan 2025 {HMC} Masuuliyiin ka tirsan Golaha Wasiirada Puntland ayaa maanta dhiirigelin iyo garaab istaag ugu tagay Ciidamada Daraawiishta Puntland ee ku jira hawlgalka Ciribtirka kooxaha Argagixisada ah ee ku dhuumaalaysanaya buuralayda Calmiskaad ee gobalka bari.

Masuuliyiintaan ayaa saraakiisha ka dhageystay warbixno ku aadan howlgalka sifeynta argagixisada ee buuraleyda Calmiskaad iyo guulihii todobaadkan ciidanku ay ka gaareen khawaarijta.

Ciidanka Darawishta maamulka Puntland ayaa todobaadkii u dambeyay khawaarijiyay horjoogayaal ka tirsan khawaarijta daacish, waxa ayna ciidanku la wareegeen goobihii gabaad u ahaa argagixisada ee deegaanada buuraleyda ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here