spot_imgspot_imgspot_img
Home SOMALIA NEWS {DAAWO SAWIRADA}Baaq-nabadeed oo Ka soo Baxay odayaasha Dhaqanka Soomaaliyeed.

{DAAWO SAWIRADA}Baaq-nabadeed oo Ka soo Baxay odayaasha Dhaqanka Soomaaliyeed.

0
122

Arbaco 01, January 2025 {HMC}  Odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed oo kulan weyne ku qabtay xarunta Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta ee XFS, ayaa baaq nabadeed oo ay ku mideysanyihiin kasoo saaray colaadaha ka dhacaya qeybo ka mid ah dalka.

Odayaasha dhaqanka ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay colaadaha, lagu daadinayo dhiigga muslimka, iyagoo ku baaqay in si deg deg ah loo joojiyo lagana shaqeeyo xal u helidda xasaradaha taagan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here