spot_imgspot_imgspot_img
Home SOMALIA NEWS {DAAWO SAWIRADA}Shirka Wadatashiga Qaranka oo Villa Soomaaliya Manta ka Furmayo

{DAAWO SAWIRADA}Shirka Wadatashiga Qaranka oo Villa Soomaaliya Manta ka Furmayo

0
14

Khamiis 19 Feb 2026 {HMC}  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada ku soo dhoweeyay Masuuliyiinta iyo Xubnaha Golaha Mustaqbalka, kuwaasi oo soo ajiibay Gogosha wadatashi ee ay fidisay Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.

Soo dhoweyn kaddib, Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey kulan labo-geesood ah oo lagaga hadlayo xaalada guud ee dalka, doorashooyinka, adkeynta midnimada iyo wadajirka Soomaaliyeed, gurmadka abaaraha iyo la dagaallanka Khawaarijta.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here