spot_imgspot_imgspot_img
Home ARIMAHA BULSHADA {DAAWO SAWIRADDA} Wafdi uu hogaaminayo gudoomiyaha gobalka Hiiraan oo gaaray Degmada Jalalaqsi

{DAAWO SAWIRADDA} Wafdi uu hogaaminayo gudoomiyaha gobalka Hiiraan oo gaaray Degmada Jalalaqsi

0
246

Sabti-December-9-2023-{HMC} Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan Cabdulaahi Axmed Maalin sufuroow oo aay wehliyaan masuuliyiin ka’tirsan maamulka Gobalka Hiiraan Ayaa gaaray Degmadda Jalalaqsi ee Gobalka Hiiraan oo kamid ah meelaha aay sida daran u saameysay fatahaadaha ku dhuftay Gobalka Hiiraan.

Xildhibaano & wasiiro ka tirsan Dowlad Gobaleedka Hirshabeele ayaa sidoo kale safarka qeeyb ka ahaa iyo madaxda hay’addaha samafalka ee caalamiga si loogu Kuurgalo xaalada ka taagan Magaalada Jalalaqsi .

Maamulka Gobalka Hiiraan ayaa sheegay in ay wadaan Dadaaladii ugu Dambeeyey ee loogu guurgalayo laguna samatabixinayo guud ahaan xaaladaha ka taagan Degmooyinka Gobalka Hiiraan oo meelo badan oo kamid ah uu ku fatahay wabiga shabeelle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here