Axad 4, Jan 2026 {HMC} Dawladda Soomaaliya ayaa adkeysay mowqifka ay ku taageerrayso hindisaha Sacuudiga ee arrimaha Yemen, iyadoo warsaxaafadeed ay baahisay wasaarada arrimaha dibadda Soomaaliya lagu sheegay in la boggaadinayo
“Doorka wax-dhisidda leh ee masuuliyadda ku dheehan tahay ee Boqortooyada walaalaha ah ee Sacuudi Carabiya ka qaadatay dardargelinta dadaallada lagu horumarinayo wada-
Hadalka qaran ee Yemen, gaar ahaan hindisaha ay ku martigelinayso shir loo dhan yahay oo ka dhici doona magaalada Riyaadh, kaas oo ku yimid codsiga hoggaanka sharciga ah ee Yemen.”



