DEGDEG “Sadex diyaarad oo ah kuwa dagaalka heli copter ka ah ayaa ka dagay magalaada Baladxaawo Gobolka Gedo?

0
86

Talaado, 26 Aug 2025 {HMC} Sadex diyaarad oo ah kuwa dagaalka heli copter ka ah ayaa ka dagay magalaada Baladxaawo Gobolka Gedo waxaa saarnaa Saraakiil masaariy ah oo halkaa u tagaya kormeer

Xiryaha ciidanka masar dagi doonan magalada Baladxaawo ciidanka masar ayaa lagu wadaa iney soo gaaran Baladxaawo bilaha soo socda

Halka oo ay ka taagantahay xiisad dagaal u dhaxeysa ciidanka dowlada iyo kuwa Jubbaland
Iyo kuwa itoobiya halkaa xiisadooda ka taagan tahay.

Arinta ayaa laga yabaa iney isku dhac ciidanka masar iyo kuwa itoobiya sababto hadii halka ciidanka masar la keeno sida qorsha uu yahay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here