spot_imgspot_imgspot_img
Home SOMALIA NEWS DFS oo Si rasmi ah ugu dhawaaqday in Maalinta Bari ah ay...

DFS oo Si rasmi ah ugu dhawaaqday in Maalinta Bari ah ay tahay Ramadaan.

0
2

Talaado 16 Feb 2026 {HMC} Dowladda Federaalka ayaa ku dhawaaqday bilashada bisha Ramadaan, iyada oo sheegtey in laga arkay deegaanno ay ka mid tahay magaalada Beledweyne .

Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka ee XFS Sheekh Mukhtaar Roobow Cali oo bulshada kala hadlay Telefishinka Qaranka ayaa ku dhawaaqay in berri oo Arbaco ah ay tahay maalinta koowaad ee bisha barakeysan ee Ramadaan, kadib markii ay xaqiijiyeen dadka Soomaaliyeed oo kala jooga goobo kala duwan.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here