Axad 1 February 2026 {HMC} War kasoo baxay waqti isku mid ah Dowlad-Goboleedyada Puntland iyo Jubbaland ayaa looga hadlay go’aanka Dowladda Federaalka ay maanta dib ugu celisay Diyaarado waday Ciidamo aad u hubaysan oo kasoo duullay Magaalooyinka Garoowe & Kismaayo.
Ciidankaas ayaa hordhac u ahaa Madaxweyneyaasha Dowlad-Goboleedyada Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa walaac looga muujiyay go’aankaas ciidamada dib loogu celiyay.
Halkaan Hoose ka aqriso Warqadda kasoo baxday DG Puntland.







