spot_imgspot_imgspot_img
Home SOMALIA NEWS Diyaarad sidday Taliyihii Militariga Liibiya & saraakiil kale oo la waayey Xili...

Diyaarad sidday Taliyihii Militariga Liibiya & saraakiil kale oo la waayey Xili ay ka duuleen magaalada Ankara.

0
21

Talaado 23, Dec 2025 {HMC} Diyaarad sidday Taliyihii Militariga Liibiya, Maxamed Cali Al-Xaddaad & saraakiil kale ayaa la waayey xilli goordhaweyd oo caawa ah ay ka duuleen magaalada Ankara ee dalka Turkiga, kuna sii jeedeen Tripoli — AJ

Diyaarad siday Tallyaha cildanka Lilbiya Jen, Mohammed All Ahmed a Haddad no ka duushay Ankara kuna socotay Impoli ayaa lumisay xarieka lagaarsiima, lamana hayo wax dhagdhagaageedo, sida ay shongray warbearanta Ankara.

Al Haddad ayaa 00 100m ka duulay Ankara, isagoo kusocday dalkisa marki uu dhameyslay boogasho kutagay turkiga, diyaarada ayaa xarırks lumisey 42 dagligo markil ay hawada kujitay

Wasiirka arnmaha gudaha Turkiga ayna sheegay in ay haarhaan daan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here