spot_imgspot_imgspot_img
Home ARIMAHA BULSHADA Dowlada Somaaliya oo digniin u dirtay Ganacsatada la macaamila AS

Dowlada Somaaliya oo digniin u dirtay Ganacsatada la macaamila AS

0
75

Khamiis , 23,Jan,2025 {HMC} War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya ayay digniin ugu dirtay Ganacsatada Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwo ay ku eedeysay in ay la macaamilaan AS.

Qoraalka Wasaaradda ayaa lagu sheegay in Ganacsadihii isku daya tillaabadaasi iyo inuu la shaqeeyo AS inuusan dib ugu ganacsan doonin Soomaaliya, isla markaasna lala wareegi doono wixii Hanti ah ee uu markaasi heysto

Hoos ka akhriso War-saxaafadeedka

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here