Dowladda horleh oo taageeray Qorshaha Sacuudiga uu ka wado Dalka Yemen.

0
32

Axad  4, Jan 2026 {HMC} Wadamada Cumaan iyo Jordan ayaa taageeray hindisaha Sacuudiga ee arrimaha Dalka Yemen.

Sidoo kale waxa ay soo dhaweeyeen gogasha dib u heshiisiinta dhinacyada koonfurta Yemen oo uu Sacuudiga u dhigay Magaalada Riyaad, si loo gaaro wadahadallo lagu mideynayo koonfurta wadanka Yemen.

Qorshaha Sacuudiga uu ka wado dalka yemen waxaa horay u taageeray Dowladda ay ku jirto Soomaaliya. iyo Qatar.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here