spot_imgspot_imgspot_img
Home SOMALIA NEWS Dowladda Masar oo Safiir cusub u Magacaawday Dalka Itoobiya.

Dowladda Masar oo Safiir cusub u Magacaawday Dalka Itoobiya.

0
37

Jimco 19 Sep 2025 {HMC} Magacaabista Danjiraha Cusub ee Masar ayaa waxa ay ku soo aadeysaa xilli xiisadda labada dal ee biyaha webiga Nayl ay sii kordhayso.

Dowladda Itoobiya ayaa ka gudoontay waraaqadaha aqoonsiga Safiirnimo danjire, Amb. Aziza Geleta.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here