spot_imgspot_imgspot_img
Home SOMALIA NEWS Dowladda Sacuudiga oo Si adag u diiday Mar kale in La kala...

Dowladda Sacuudiga oo Si adag u diiday Mar kale in La kala gooyo Dhulka Soomaaliya.

0
26

Sabti 10 Jun 2026 {HMC}  Waxaan diidnay isku day kasta oo lagu dhisayo maamullo kale oo barbar socda Dowladda rasmiga ah, kuwaas oo wax u dhimaya madax-bannaanida Soomaaliya.

Waxaan diidnay in la farageliyo ama lagu xadgudbo madax-bannaanida dal kasta oo ka tirsan Ururka Iskaashiga Islaamka.

Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay awood u leedahay inay hoggaamiso wada-hadal mideeya dhammaan qeybaha dalka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here